RW Xariiri oo ugu dambeyn iscasilay ka dib dibed-baxyo labo todobaad socday

Shacabka dalka Lubnaan ayaa ku khasbay ra’iisal wasaarihii dalkaas Sacad Xariiri iyo xukuumadiisa inay iscasilaan, kadib dibed baxyo xoogan oo muudo labo todobaad oo xiriir ah ka socday dalkaasu Dibed baxyada ayaa yimid markii la kordhiyay canshuuraha qaybo ka mid ah dalka, isla markaana uu Musuqmaasuq hareeyay maamulka dalka kaasoo keenay sicir barar. Dadwaynaha Lubnaan … Continue reading RW Xariiri oo ugu dambeyn iscasilay ka dib dibed-baxyo labo todobaad socday